Maamulka Jaamacadda Galgaduud ayaa munaasabad u qabtay Ardaydii gashay Imtixaanka midaysan ee Wasaaradda Waxbarashada si ay Ardaydu u kala xushaan...
Howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in shan kamid ah askartooda lagu xirey magaalada Muqdisho maaalintii shalay...
Ciidamada xooga dalka iyo kuwa maamulka jubbaland ayaa goordhaw la wareegay deeganada Juungal iyo Jali Xareed oo qiyaastii 40km u...
Xubnaha baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa meel mariyay sharciyada Axsaabta siyaasadda, Xananada xoolaha...
Allaha u naxariistee feeryahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay, oo sabtidii la soo dhaafay ku geeriyooday isbitaal ku yaala...
Maxaweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta noqday madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqda xeryaha qaxootiga ee...
Allaha u naxariistee Marxuum Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka mid ahayd suxufiyiinta Warbaahinta Qaranka oo shalay ay Muqdisho ku...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa gaaray xerada Qaxootiga ee...
Naadiga kubada cagta Comsed Gaalkacyo Puntland ayaa galabta barbar dhac lagalay naadiga Jamaame Brothers Centar JBC oo Kismaayo ka dhisan,...
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo safar shaqo ku jooga magaalada Jabuuti...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Baydhabo kulan muhiim ah kula qaatay odayaasha...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝟕 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta...
Muqdisho, 07, Luulyo, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho