Koox hubeysan oo la rumeysanyahay in ay ka tirsan yihiin mintidiinta Daacish ayaa xalay weerar isugu jira qaraxyo iyo mid...
Maxkamadda ugu sarraysa magaalad Frankfurt dalka Jarmalka ayaa ku xukuntay Xabsiyo kala duwan, shan Nin oo la sheegay inay ka tirsanaayeen...
Qaramada Midoobay ayaa mar kale kordhisay muddada hawl-galka Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya,waxanay sheegeen inuu socon doono illaa 31-ka May...
R/wasaaraha Soomaaliya mudane, Cumar C/rashiid ayaa magaalada Adis ababa kula kulmay dhiggiisa dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn. R/wasaaraha Ethiopia ayaa kulanka...
Shan ka mid ah saraakiisha booliiska magaalada Dallas ee gobolka Taxis ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu diley toogasho xilli...
Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid, ayaa xafiiskiiisa kulan gaar ah kula yeeshay madaxa hey’adda Qaramada Midoobay...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal ay maanta ka sameeyeen Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku soo qabtay...
Culuma udiinka iyo qeybaha kala duwan bulshada ku nool magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa si kulul uga hadlay...
Deeq Dawo ah oo ka socota dowladda Soomaaliya, ayaa maanta la gaarsiiyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, halkaas oo...
Madaxweynaha dowladda Jubaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayey sida ay Soomaaliya ku yeelan karto ciidan Qaran ayaa qabyaalada...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho