Shir Sanadeedka 7-aad ee Garsoorka Dalka, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Muqdisho, iyadoo sanadkaan cinwaankiisu yahay "Casriyeynta Garsoorka...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa magaalada Nairobi kusoo...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada Xukuumadda Dan-QARAN Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka...
Wafdi oo hoggaaminayo Wasiirka Deegaanka iyo isbadalka Cimillada JFS Soomaaliya Saraaye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, oo uu Wehliyo Safiirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka, ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan...
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed,ayaa gacanta ku dhigeen Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la rabay in lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kusoo biiray madasha Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka Dalka, oo ka...
Madaxweynaha Switzerland Marwo Karin Keller-Sutter oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoontay Safiirka Soomaaliya ee Switzerland, Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha Caalamiga ah....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho