Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir guddoomiyay Kulanka Isku-xirka ee Wasaaradda Beeraha iyo...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ku wareejiyay Wasiirrada Amniga ee Galmudug...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda JFS Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta ka qeyb galay xuska munaasabadda maalinta caalamiga...
Ergayga Madaxwaynaha JFS u qaabilsan Xasilinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka Xildhibaan Cumar Xaashi ayaa si rasmi ah u soo xiray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho u magacaabay Mudane Maxamed...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baraawe ka furay tabar ku saabsan xog aruurin lagu sameynayo qeybaha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Isku-tagga Imaataatka Carabta uga qayb...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa soo xiray shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, oo uu hoggaaminayo Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa si guul leh u suuragelisay...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho