Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorka Haweenka ee Nabadda iyo Dowlad Wanaagga oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Doorka Haweenka ee Nabadda iyo Dowlad Wanaagga oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood wadaaga lagu falanqeynayay doorka Haweenka ay ku leeyihiin nabad-dhiska Gobolka Mudug ayaa ka qabsoomay Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Shukri Cabdi Cali Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Mudug ee Puntland, Maymuun Cali Nuur Geyfane Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Mudug ee Galmudug, Xabiibo Maxamuud Cabdi (Xabiibo Koofuroow Guddoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda ee Puntland iyo Galmudug iyo Aamina Sheekh Cabdi Xoghayaha Guud ee Dallada Haweenka Nabadda Gobalka Mudug.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Dood Wadaagga ayaa intiisa badan diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa Doorka haweenka ee Nabad raadinta Gobalka Mudug, iyadoo xubnihii martida ku ahaa dood wadaaga ay aragtidooda ka dhiibteen su aalihii lasoo hordhigay kuwaas oo ay ka mid ahaayeen horta

Taabinta galinta dood wadaaga ayaa waxaa ka geystay Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNDP, iyo ururka DRDA uu ahaa kan soo qabanqaabiyay. Intii ay doodu socotay, waxa xoogga la saaray sidii loo dhiirigelin lahaa wadajirka haweenka, xalinta khilaafaadka iyo ka qayb qaadashada barnaamijyada nabad-dhisidda mustaqbalka gobolka Mudug.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka oo daah-furay shir wadatashi

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Shirweynaha Tamarta Afrika

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Shirweynaha Tamarta Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Shirweynaha Tamarta Afrika

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In