Wasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Tamarta iyo biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sahra Cabdulqaadir Cabdiraxmaan ayaa maanta loo dhaariyey...
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madax howlgalka AMISOM Danjire Francisco Caetano Jose Madeira ayaa shir jaraa’id oo uu ku...
Kulankan wada tashiga ah ee looga hadlayay hanaanka loo marayo dhisidda dowladaha Hoose iyo la xisaabtanka hay’adaha heer maamul oo...
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee degmada Jalalaqsi Abuukar Maxamed Cali ayaa sheegay in degmada iyo deegaannada kale ee ku xeeran...
Maamulka Baledweyn ayaa sheegay in biyo la’aanta Wabiga Shabeelle ay saameysay shacabka degmada iyo wax soo saarka dallaga beeraha iyada...
Hoos u dhac dhinaca adeega Caafimaadka ayaa ka jira degmada Bardaale ee gobolka Bay. iyada oo Maamulka degmada uu baaq...
Hay adda Qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee magaacala cape town ee dalka...
Kulan oo aqoon isweydaarsi ah oo ay soo agaasimeen ururrada Sosda Iyo Daryeel ayaaa maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo iyado ay kulanka...
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Jaylaani Nuur Iikar oo maanta ka qayb galay shir heer caalami ah...
Injineerada ku howlan dhismaha waddada isku xiri doonto Hobyo iyo Muqdisho ayaa maanta faah faahin ka bixiyay halka ay mareyso...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho