Taliska ciidamada ammaanka ee degmadda Baadheere ee Gobalka Geddo ayaa faah faahin ka bixiyay qaraxyo ka dhacay magaalada Baardheere ee...
Mogadishu, 05 Maarso 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa halkaasi kaga qeyb galay shir looga...
Xildhibaannada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kulan ay su’aalo la xiriira ammaanka ay ku...
Kulanka baarlamaanada Afrika oo looga hadlay Warbixin ay soo diyaarisay waaxda Ururka Midowga Afrika uqaabilsan arrimaha Nabadgalyada iyo amaanka, ayaa...
Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo Qunsulka Safaarada Cali Maxamed Shiikh Cali Begadi ayaa deeq...
Guddoomiyaha Degmada Shibis ee gobolka Banaadir Axmed Muunin Maxamed ayaa maanta agab isugu jira kubado, dhar iyo daahyo gaarsiiyay xarunta...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa kulan casho sharaf u sameeyay maamulka gobolka...
Wasiirka warfaafinta iyo wacyi galinta dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya mudane Xasan Cabdi Maxamed, ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada...
Talaadadii la soo dhaafay ayaa ciidamada booliiska Kenya waxa ay gacanta ku dhigeen labo nin oo midkood yahay Boolis, kuwaasi...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho