Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusa-marreeb ee xarunta Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in xaaladdu ay dagan tahay kaddib dagaal dhexmaray ciidamo...
Shirkii Golaha Guud ee Xarunta Daraasaadka degaanada qalalan iyo dhulka Qarfaha ee raacsan Jaamacadda Carabta ayaa saaka ka furmay hoolka...
Ra’iisul Wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa saacado ka hor tagay xarunta golaha shacabka halkaas oo uu ka socdo kulanka xubnaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka...
Ciidamadda Xoogga Dalka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, iyagoo Maleeshiyaad ka tirsan UGUS uga soo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dajin loo sameyn doono Barakacayaasha ku nool Magaalada Muqdisho si ay uga...
Shirkii Baarlamaannada Waddamada carabta ee shalay lagu soo gaba-gabeeyay ayaa diiradda lagu saaray wax ka qabashada xaaladaha Argagixisanimo ee ka...
Xilli shalay Shir ay isugu yimaadeen Xubnaha Golaha wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya uuna ka qeyb galay Madaxweynaha dalka lawada Go’aamiyay...
Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in caawo 12:30 saqdii dhexe uu dagaal ka...
Dowladda GalMudug ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Al-Shabaab laga saarayo dhammaan deegaanada ay ku dhuumaaleysanayaan, oo firxadkii argagaxisada ee agaagaarka...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho