Wafdi ka tirsan golaha Wasiirada oo shalay gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku guda jira howlo kormeer...
Kulan ay soo qabanqaabiyeen Midowga ardayda Soomaaliyeed ee Sudaan ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ay ka midyihiin Wasiirka Arrimaha...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho,...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo madaxda maamulka Puntland, oo...
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta ka qayb-galay munaasabad dhaqan celin loogu samaynayay Xarunta Ciidanka Asluunta...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliyeed oo hambalyo udiray Ciidamada io hawl-wadeenada Hay’adda, sanadguuradda 46-aad ee kazoo wareegtay markii la...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Qadar ayaa Kulan Sagootin ah u qabatay Dhaawacyadii laga keenay dalka Soomaaliya ee dawlada Qadar ay...
Ururka ganacsatada dawooleeyda Somaliyed aya qabtay Diploma Pharmacy ah oo ay iska kaashanayaan jamacadda Horizon University si sare loogu qaado...
Kulanka guddiyada joogtada ah Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”...
15 ruux ayaa ku dhaawacantay kadib shil gaari oo maanta ka dhacay afaafka hore ee magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho