Alle Ha u naxariisto, Hindiyo Xaaji Maxamed oo ka tirsanayd shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Radio Muqdisho iyo SNTV, ayaa...
Kulankancaalamiga ah ayaa maanta oo kale lagu qabtaa dacallada Aduunka taasoo loogu muujinaayo niyad wanaag dadka baahiyaha gaarka ah leh,...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee...
Hindiyo Xaaji Maxamed, oo ka tirsan shaqaaalaha warbaahinta dowladda ayaa ku dhaawacantay qarax loogu xiray gaarigeeda duhurnimadii maanta. Qaraxa ayaa...
R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa xarigga ka jaray xafiis cusub oo loo sameeyay howlgalka ciidamada wadajirka ah ee JOCC. Munaasab...
Wafdi ka socda Soomaaliya ayaa ka qayb galey shir looga hadlayey sidii wax loogu qaban lahaa Waddamadda Saboolka iyo faqriga...
Munaasabadan oo lagu soo bandhigayay daraasad laga soo diyaariyay saameynta uu is bedelka cimilada ku yeeshay deegaanka Soomaaliya ayaa maanta...
Muqdisho, 2 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed...
Muqdisho, December 2, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxa ay soo dhaweyneysaa heshiiskii taariikhiga ah ee maanta lagu...
Muqdisho, 2 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo Baarlamanka...
Muqdisho, Febraayo 05, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa si weyn...
Muqdisho, Khamiis, 05 Febraayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kormeer shaqo ku tagay Suuqa Xoolaha iyo xeryaha ay ku nool yihiin...
Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti ayaa maanta fagaare kula hadlay bulshada iyo maamulka Degmada Balcad, iyagoo jeediyay dardaaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho