Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray madaxda iyo hawlwadeenada Wasaaradda Warfaafinta, munaasabadda sannadguuradii 5-aad...
Cutubyo ka tirrsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISON oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa u ruuqaansaday degmada Aadan Yabaal...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04-Apr-2016 ku sii sagootiyey garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee...
Xilli maalintii shalay magaalada Muqdisho ay soo gaareen wefdi ka socda dalka Masar, oo uu hogaaminayay kaaliyaha wasiirka arimaha dibadda...
Ciidamada Amaanka Dalka gaar ahaan kuwa Nabad sugidda iyo Sirdoonka ayaa gacanta ku dhigay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay...
Ciidamada dowladda federaalka soomaaliya iyo kuwa Amissom oo is garabsanaya ayaa maanta la wareegay deegaanka janaale,Kadib markii howlgalo lagu baacsanayay...
Munaasibada lagu xusayay sanad guurada Telefishinka qaranka Soomaaliyeed oo lagu qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay magaalada Garowe ku kala saxiixdeen Dowladda...
Isu soo bax roob-doonka ah ayaa soo qaban qaabisay wasaaradda Awqaafta iyo arimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa...
Xaflada lagu soo dhaweynayey mudane Xildhibaan Maxamed Shariif Cabdullaahi, oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya taas oo lagu qabtey magaalada Minnneapolis...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho