Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa tababar Macalinimo ugu soo gebagabeeyay magaalada Muqdisho, Waxaana xaflada xeritaanka ka soo qeyb galay mas’uuliiyin ka socotay...
Kulan looga hadlayay tayada Waxbarashada Degmada oo ay soo qaban qaabiyeen guddi ay ku bahoobeen Waalidiinta Degmada ayaa looga hadlay...
Waxaa ka soo qeyb galay munaasabadda wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamauud,madaxda Puntland,...
Warsaxaafaddeed ka soo baxay dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu canbaareeye Safarka Guddomiyaha Baarlamaanka uu ku tegay Magaalada Duusamareeb ee xarunta...
Turkiga ayaa bilaabay dhismaha saldhiga militiri oo uu ku yeelanayo Soomaaliya taas oo qeyb ka ah balan qaadkii oo...
Shirkan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Maxamed C/laahi Xasan Nuux , Xildhibaano, wasiiro hore ,...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka soo degay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, isagoo...
Afhayeenka Baarlamaanka waxaa wehliya Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, 25 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka...
Marwada koowaad ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa deeq qalab dhisme ah gaarsiisay xarunta Wasaradda Howlaha guud oo hadda dhismaheedu ka socdo Muqdisho....
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho