Wasaaradda Xanaannada Xoolaha ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka soo kabaneyso dhibaatadii ka heysatay dhoofinta Xoolaha, iyada oo Wasaaraddu tilmaamtay...
Sawirr qaade: Farxaan Suleymaan Masgaro
Madaxa booliska dalka Kenya Joseph Boinet. Ayaa sheegay in Dowladdiisa ay u diyaarsan tahay ka hortaga kooxaha Al shabaab iyo...
Ugu yaraan 100 qof ayaa ku geeriyooday dab ka dhashay qarax booyad shidaal oo ka dhacay dalka Nigeria, sida ay...
Ra’iisul wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa maanta oo Jimcaha waxaa booqasho lama filaan ah ku tagay dalka dariska la...
Heesta maanta waa Wadani, Magaceedu Waa Calankeena, Waxaa qaadaya Maryan Mursal Ciise Bootaan, Dhageysi wacan. Haddi aad dhageysato bal...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee xukuumadda Soomaaliya mudane C/naasir Gaarane oo maanta marti ku ahaa...
Xubna ka socday wasaaradda Beeraha iyo wakiilo ka kala socday maamul gobaleedyada dalka ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay...
Munaasabad tababar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga oo muddo sanad ah uga socday dalka Suudaan ayaa lagu...
Iyadoo lagu guda jiro munaasabadaha loogu dabaal dagayo dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa uu sheegay in...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...
Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho