Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii , eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed, geeridii ku...
Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa uga tacsiyeeyay ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladi iyo asxaabtii...
Tababarkaan loo soo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Soomaaliya ayaa ku saabsanaa Bad-baadinta Carruurta iyo ka...
Alle Ha u naxariisto, Hindiyo Xaaji Maxamed oo ka tirsanayd shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Radio Muqdisho iyo SNTV, ayaa...
Kulankancaalamiga ah ayaa maanta oo kale lagu qabtaa dacallada Aduunka taasoo loogu muujinaayo niyad wanaag dadka baahiyaha gaarka ah leh,...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee...
Hindiyo Xaaji Maxamed, oo ka tirsan shaqaaalaha warbaahinta dowladda ayaa ku dhaawacantay qarax loogu xiray gaarigeeda duhurnimadii maanta. Qaraxa ayaa...
R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa xarigga ka jaray xafiis cusub oo loo sameeyay howlgalka ciidamada wadajirka ah ee JOCC. Munaasab...
Wafdi ka socda Soomaaliya ayaa ka qayb galey shir looga hadlayey sidii wax loogu qaban lahaa Waddamadda Saboolka iyo faqriga...
Munaasabadan oo lagu soo bandhigayay daraasad laga soo diyaariyay saameynta uu is bedelka cimilada ku yeeshay deegaanka Soomaaliya ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...
RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho