Taliyaha oo dhawanahaanba ku sugnaa Caasimada Khartuum ee Dalka Suudaan ayaa kormeer Guud ku sameeyay Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan...
War-Saxaafadee digniin ah oo ka soo baxay Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada ee Galmudug ayaa Diyaaradaha ka shaqeeya deegaanada...
Shir Caawa Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ay ku yeesheen Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug isla markaana uu Shir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu...
Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Mas’uuliyin ka tirsan Dowlada Fedraalka Soomaliya, Saraakisha Ciidmada qalabka sida, Maamulka gobalka Banaadir, gudoomiyaasha degmoyinka, Fannaanin, iyo qeybaha kala duwan...
Golaha Ammaanka Q.M. oo meelmariyay dhismaha maxkamad la soo taago burcad-badeedda Soomaalida. Sidda uu qoray Wargeyska Daily Naition ee ka...
R/wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda Kenya uu kala hadlay in xadka Soomaaliya iyo Kenya aan laga dhisin darbi kala...
Dhaqdhaqaaqa Dagaal yahanada Kurdish iyo Ciidamada Mareykanka oo is garabsanaya ayaa weeraro gantaalo iyo madaafiic ka geystey dib u qabsashada...
Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay Bangiga Aduunka ayaa waxaa looga hadlayay horumarka dhanka dhaqaalaha oo ay soomaaliya sameeysay 20-kii...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho