Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud oo Booqasho...
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo Saaray Amaro Cusub oo lagu Mamnuucayo Kawaanadda Xoolaha Lagu qalo ee Ku Yaala Gobolka banaadir....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe uga...
FALAQEYN: Qodobka 35aad farqaddiisa 1aad ee Xeerka Saxaafadda(2016) ayaa u qoran “Saxafi waxaa noqon kara qof kasta oo leh aqoon...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna sawirrada shirka horumarinta istiraatiijiyadda Warbaahinta Soomaaliya, kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda...
Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhigiisa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha...
SOOMAALI: Warmurtiyeed Istraatejiyada Warbaahinta ENGLISH: Communique SMDS 12 January 2016 Muqdisho 11 - 12 Janaayo 2016 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda...
Waxaa sii kordhaya tirada Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkooda dib ugu soo laabanaya iyadoo todobaadkii u dambeeyay ay dalka soo gaareen...
Madaxweynaha Mareykanka ayaa Stephen Schwartz u magcaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya sida uu shaacisay VOA oo soo...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho