Ra’isul Wasaaraha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa goordhow gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo si...
Waxaa magaalada Port Louis ee dalka Mauritius lagu soo gebagabeeyay shirweynihii 16-aad ee ANOCA, Association of National Olympic Committees of Africa, waxaana...
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka golaha wasiirrada oo uu...
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa cambeeray afduubkii dhowaan loo gaystay dooni kalluumeysi...
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii wakaaladda hindisaha Soomaaliyeed oo dib u dayactir lagu sameeynayo. Xarunta Wakaaladdii...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Norway, Mr Kjell...
Gaashaandhiga Maraykanka ayaa qiray khaladkii duqeyntii Isbitaalka Kunduz ee Maraykanka (Pentagon) ayaa markii ugu horeysay qirtay khaladka dhankooda ee duqeyntii diyaradahooda...
Waxaa garoonka Diyaaradaha Aden Cade ee magaalada Muqdisho saakey laga soo dejiyey Meydka Allaha U naxariistee Marxuum Cabdullaahi Xasan Maxamuud ...
Xulka Qaranka Kubada Cagta Soomaaliya ayaa ciyaaray kulankii labaad ee koobka bariga iyo bartamaha qarada afrika waxaana fooda ay is...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho