Dr C/raxmaan Ducaale Beyle oo ah wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya isla markaana kamid ah mas’uuliyiinta Bankiga horumarinta Afrika...
Kalfadhiga todobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta golaha shacabaka,furitaanka ayaa...
Taliyaha Cidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii wadamada soo koraya...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in maalinnimada berrito uu si rasmi ah u furmi...
Ku dhawaad 30 Shaqaale oo ka kala socday Wasaaraddaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul Gobolleedyada dalka isla markaana Muddo ku siman...
Muqdisho, 24 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, warqadaha...
Sida uu qoray Wargeyska Alyoom ee ka soo baxa magaaada Qaahira, waxaa ciidamada ammaanka waddanka Masar ay gacanta ku dhigeen...
Xafiiska isku xiraha arrimaha bini’aadinimada QM ee OCHA ayaa codsatay ugu yaraan 451-milyan oo dollar si wax looga qabto saameynta...
Muqdisho, October 24, 2015-------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho