Wakaaladaha wararka ee Soomaaliya iyo Suudaan (SONNA & SUNA) ayaa hishiis is afgarad ah ku kala saxiiday Magaalada Khartoum ee...
Barnaamijka Islaamka iyo Bulshada oo ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV, todobaadkan waxaa marti ku ah Sheekh Bashiir Axmed Salaad...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.oo shir Jaraa’id qabtay ayaa soo dhaweeyay shirkii madasha wadatashiga ee shalay...
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya...
Kooxaha nabadda diiddan oo ay ugu horreyso maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab, waxay si joogto ah u fuliyaan dilal iyo...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa sheegay ineey meel wanaagsan marayaan howlaha maamul u sameynta...
Haweenka ah ee ku jira Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay ururrada dhallinyarada, iyagoo kala tashanaya sharci cusub oo ku...
Kulanka dhaxmaray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya iyo Maamulaha Jaamacadda caalamiga ah ee Africa ayaa waxay uga hadleen Arimaha...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dowlad Goboleedka GalMudug ee Soomaaliya War-saxaafadeed 20 October 2015 - Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed...
Kulan nabadeed oo ay iskugu yimaadeen odoyaal iyo wax garad ka mid ah dadkii walaalaha ahaa ee shalay ku dagaalamay xaafadda...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho