Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa cambeeray afduubkii dhowaan loo gaystay dooni kalluumeysi...
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii wakaaladda hindisaha Soomaaliyeed oo dib u dayactir lagu sameeynayo. Xarunta Wakaaladdii...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Norway, Mr Kjell...
Gaashaandhiga Maraykanka ayaa qiray khaladkii duqeyntii Isbitaalka Kunduz ee Maraykanka (Pentagon) ayaa markii ugu horeysay qirtay khaladka dhankooda ee duqeyntii diyaradahooda...
Waxaa garoonka Diyaaradaha Aden Cade ee magaalada Muqdisho saakey laga soo dejiyey Meydka Allaha U naxariistee Marxuum Cabdullaahi Xasan Maxamuud ...
Xulka Qaranka Kubada Cagta Soomaaliya ayaa ciyaaray kulankii labaad ee koobka bariga iyo bartamaha qarada afrika waxaana fooda ay is...
Waxaa lagu qabtey caasimada dalka Kuwait ee Kuwait city doorasho si heer sare loo soo agaasimay oo lagu dooranayey hogaan...
Maamulka degmada Kaxda ee gobolka banaadir ayaa waxa ay degmada ka bilaabeen dib u dayactir xoogan oo dhanka waddooyinka ah,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho