Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha oo ka qeyb galay marti qaad uu u sameeyay Sheekh Maxamed “Baardheere”+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
R/wasaaraha oo ka qeyb galay marti qaad uu u sameeyay Sheekh Maxamed “Baardheere”+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sheekh Maxamed Sheekh Cabdulaahi Baardheere oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee caanka ku ah fidinta Diimta Islaamka ayaa maartiqaad soo dhaweyn ah u sameeyay Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaliya oo ay wehliyeen madaxweynaha maamulka Puntland iyo mas’uuliyiin kale.

Ujeedada qado sharafta ayaa aheyd soo dhoweyn uu Shiikhu u samaynayey Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya iyo weftigii uu hoggaaminayey iyo wafdigii ka socday maamulka Jubbaland.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Shiikha iyo culimadiisii ayaa Ra’iisul wasaaraha Dawadda Federaalka, iyo Madaxda Maamulka Jubba-land waxa ay ku ammaaneen gurmadkii nabadeed ee ay kaga qayb qaateen shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli maxamed Cali Gaas oo madasha qado sharafa hadal ka jeediyey ayaa uga mahadceliyey Shiikha iyo culimadiisaba casumaadda ay u sameeyeen isagoona ku ammaanay sida dhiiranaanta leh ee ay uga qayb qaadanayaan culimadu soo afjaridda shaqaaqadii ka dhacday Gaalkacyo.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa isaguna  ku ammanay Shiikha iyo culimadiisa dedaalada nabadeed ee ay kaga qayb qaadanayaan shaqaaqadii Gaalkacyo kadhacday isagoona sheegay inay maanta Gaalkacyo.

Sidoo kale R/wasaaraha ayaa ku amaanay culumaa’udiinka Gaalkacyo doorka wanaagsan oo ay ka qaateen nabadeynta bulshada ku nool gobolka Mudug.

0bcb14dd-9a84-481b-b5d7-8e75412fab54 01f16497-ea37-499b-b200-e0d2a345de0d 1c2c1f04-e3d0-4c11-96c2-6fa680f0962d 4c687b0e-472b-4c16-a7c0-6e6e36b1b11e 8da28a40-6a9c-49f0-9a53-589835dc2bb7 527fac05-18c6-4a7b-a7ed-13c687871597 b1357daf-faed-43fb-ab56-60719f582839 c0a334e0-c10d-4438-b9d8-4991024f539d d857c873-8a30-4ce3-8e40-8789e642837e f9409554-6aa0-4b44-9d3b-1c3546a3b507

Previous Post

Tartan lagu xulayay cayaartooy da’yar ah oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo maanta furay tababar lagu qaadanayo aruurinta canshuuraha barriga+Sawirro

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS oo maanta furay tababar lagu qaadanayo aruurinta canshuuraha barriga+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda XFS oo maanta furay tababar lagu qaadanayo aruurinta canshuuraha barriga+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In