Abu Dhabi, 30 August 2015: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kulan kula...
Muqdisho, August 30.2015------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayay ayna ka ka mid...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhagax dhigay ilaa iyo shan xarumood...
Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay liiska ardayda Soomaaliyeed oo ku guuleystay deeqo waxbarasho...
Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha dastuurka ee Xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlayey doorka ururadda bulshadda Soomaaliyeed ay...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka heley...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xubno metelayey Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka...
Gaashaanle dhexe Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxakamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo wareysi siiyay Radio...
Taliska ciidanka Nabad gelyada wadooyinka ayaa maanta faah faahin ka bixiyay shilalka ka dhaca Muqdisho iyo waxyaabaha sababa, iyadoo talisku...
R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho