Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dawooyin gaarsiinayaan goobaha dhawaan laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab ee gobollada dalka, si...
Guddoomiyaha gobalka Baay ee Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo maamulkaasi ka tirsan ayaa maanta socdaal ku...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Safiirkii hore ee Soomaaliya u...
R/wasare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte qaalib ayaa maanta tababar usoo xiray shaqaale ka tirsan hey'adaha dowladda kuwaasoo...
Nuxurka Su'aallaha ay Mudaneyaasha Baarlamaanka weeydiiyeen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa kala ahaa Sharciyada iyo siyaasadda Waxbarashada Qaranka,...
Hotelka Siyaad oo Maleshiyaadka Al-Shabaab ay weerareen Bishii Ramadaan ee lasoo dhaafay ayaa dayactir lagu sameeyay kadib maanta dib loofuray...
Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay wax ku bartaan...
Ciidamada XDS ee ku sugan deegaanka Buqaqable ee gobolka Hiiraan ayaa fashiliyay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la...
Waxaa sii kordhaya dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka Soomaaliyeed ee sida Tahriib ahaanta ah u sii mara dalka Suudaan kuwaas...
Taliska AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay baarayaan, dad shacab ah oo ku dhintay rasaas ciidamo ka tirsan...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho