Muqdisho, August 27.2015------Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Xafiiskeeda Gobolka Hiiraan oo dacwad ciqaabeed loo heystay 9 eedeysane oo la horgeeyay maxkamadda ayaa xukuno...
Maamulka Galmudug iyo Ururka Ahlusunna Waljameeca oo maalmihii u dambeeyay ay ugu socdeen Wadahadallo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud ayaa...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee magaalada Muqdisho oo...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Ayaa Manta Dhagax Dhigay Wadada Laami ah oo ka bilabaneysa iskoska Towqiiq ilaa...
100 askari oo isugu jira 75 leyli sarkaal ah iyo 25 booliis militaare ah oo tababar loogu soo gaba gabeeyay...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta shirJaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa...
Dhaqaatiir ka socotay cisbitaalka Jaamacadda Banaadir ayaa maanta baaritaanno iyo daweeyn caafimaaf u sameeyay caruur ku jirta xarunta Dr Kadare...
Tababar lagu baranayay yareynta faqriga iyo koboca dhaqaalaha dalka ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay magaalada Muqdisho. Tabaarkani oo socday mudo...
August 27, 2015…..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General, C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa booqday xarun...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho