Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka soo hor jeeddaa xag-jirnimada iyo ku talax tagga dhinac kasta, ha ahaato...
In ka badan 5,000 (Shan kun) oo xoolo Lo’ ah ayaa maanta loo dhoofiyay dalka isu taga Imaaraadka Carabta, iyadoo...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahanba safar shaqo ku joogay dalka Suudaan, isla markaana...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo ka kooban Guddiyada Baarlamaanka ee Difaaca, Arrimaha Dibedda,...
Hay’adda Wacyi-gelinta Bulshada Soomaaliyeed “Center For Community Awareness ( CCA )” oo ka mid ah Hay’adaha ka shaqeeya Wacyi-gelinta Bulshada...
Shirkaan oo looga hadlayey waxyabhii ka qabsoomay barmanijka new Deal iyo caqabaha ka horyimid ayaa maanta lagu qabtay magalada Muqdisho,...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaaalada Baydhbo ee xarunta...
Wasiirka Waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug Sheekh Ibraahim Xassan Guureeye oo u wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaas Ilyaas Maxamuud Xuseen iyo...
Akhrinta 3aad ee Hindise Sharciyeedka Maalgashiga shisheeye waxaa Golaha Shacabka dib ugu soo celiyey guddiga Ganacsiga iyo Warshadaha ee Baarlamaanka...
Qaxootigaan Soomaaliyeed ee maanta dib uga soo laabta Xirada dha-dhaab ee dalka kenya ayaa garayay 120 Qaxooti Soomaliyeed waxaana laga soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho