Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo ku sugan magaalada Geneva ayaa shir kula yeeshay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sidii...
Axmed Cali Xaashi ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, kadib markii uu ku guuleystay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Garowe...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaalk ku maraya dalalka ay ciidamadu ka soo joogaan...
Afar ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ciidamada XDS ay gelinkii dambe ee shalay ilaa xalay ka sameeyeen...
Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Xildhibaan Maxamed Cumar oo ah...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa xalay saqdii dhaxe gaaray magaalada...
Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay weheliyaan Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Galmudug iyo maamulka Degmada Balanbal ayaa...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay Guddoomiyaha cusub gobolka Mudug iyo ku-xigeenadiisa, iyadoo caawa xaflad arrintaasi...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Khartuum...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho