Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo Wafdiga la socda ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Intebba ee dalka Uganda...
Xafladan ayaa waxaa ka soo qeyb galay siyaasiyiin Odayaal dhaqan iyo.bulshada qeybaheeda Kala duwan iyadoo Ujeedkeeduna ahaay Soo dhaweynta Duqa...
Hay’adda horumarinta bulshada ayaa deeq raashin ah u qeybisay Qaxootiga Yamen iyo Qoysas Soomaali ah oo ku barakacay gudaha magaalada...
Muqdisho, 08 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Entebbe, ee dalka Jamhuriyadda...
Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa gaadiid loogu tala galay in looga qeyb qaato Nadaafadda, kala wareegtay Hay’ad fadhigeeda uu...
Muqdisho November 8, 2015…..Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho Marxuum Maxamed Axmed Gurxan...
Dowladda Soomaaliya ayaa mas’uuliyiinta Safaaradda Iiraan ee Soomaaliya ku wareejiyay muwaadiniin u dhashay Iiraan oo dhawaan laga soo furtay kooxo...
Guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka banaadir Jawaahir Baarqab oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Degmada Warta nabadda ayaa...
Allaha u naxariistee waxa maanta magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay kooxo hubeysan ay...
Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanayaasha ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la soo...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho