Ciidamada Israa’iil ayaa weerarro ku qaaday bartilmaameedyo militari oo ku yaalla dalka Iran, iyagoo ka jawaabaya waxa ay ku sheegeen...
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka, Amb. Dahir Hassan Carab, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Minneapolis...
Khubarro iyo Saraakiil ka Socda Hey’adda SoDMA ayaa safar aqoon is weeydaarsi iyo tababar ugu soo gabagaboobay dalka Shiinaha. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kaga qeybgalay Dekedda Muqdisho munaasabad lagu soo dhaweynayey Markabka ORUC REIS...
Wasiiro ka tirsan XFS oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Batroolka XFS Cabdirasaaq Cumar Maxamed ,Wasiirka Gaashaandhigga C/Qaadir Maxamed Nuur iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray Dhammaan Garsoorayaasha ka howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose...
𝐖𝐚𝐬𝐡𝐢𝐧𝐠𝐭𝐨𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚: Isaga oo ka qeyb galaya shirarka loo dhan yahay ee Sanad laha IMF iyo...
Markabka sahminta shidaalka ee dalka Turkiga ayaa soo dhaweyntiisa waxaa ay ka socotaa Dekadda Magaalada Muqdisho, Madax kala duwan oo...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa ka qeyb galey Munaasabadda Xuska...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho