Boqorka waddanka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi casiis ayaa magaalada Riyaad ee waddanka Sacuudiga kula kulmay madaxweynaha Jabuuti, mudane Ismaacil Cumar...
Iyadoo toddobaadka dambe waddanka Tanzania ay ka dhacayaan doorashooyin ayaa waxaa midowga Afrika uu u diray waddankaas 50 xubnood oo...
Roobabkii Muqdisho ka da’aysaacadihii la soo dhaafay ayaa sababay in waddooyinka qaar ay xirmaan, kaddib markii ay fariisteen biyaha roobka....
Magaalada Jalalaqsi waxa ay ka mid tahay Degmooyinka gobolka Hiiraan ee sanad ka hor laga xoreeyay argagaxisada Al Shabaab, waa...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS o wata gaadiidka dagaalka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Wabxo oo ka tirsan degmada...
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo loo qabtay agaasimo waaxeedyada maamulka iyo maaliyadda ee wasaaraddaha dowladda ayaa maanta lagu qatay Muqdisho....
Shirka wadatashiga ah ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta si rasmi ah loo soo gebagebeeyo,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirazaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa kula kulmay...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirkii koowaad ee golaha lagu magacaabo Madasha Wadatashiga oo lagu sameeyey heshiis ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016-ka ee ka furmay maanta magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho