Akhristayaasha sharafta leh halkani waxaan idiin ku soo bandhigeynaa barnaamijka Fanka iyo fanaanka ee Radio Muqdisho oo muuqaal ah Daawasho...
Guddoomiyaha Gobolka mudane C/fitaax Xasan Afrax oo howlo shaqo ku jooga magaalada Qaahir ee Dalka Masar ayaa waxaa uu Hambalyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa ku wehlinayay Tukashada Salaada Ciida oo uu bulshada...
Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa si isku mid ah looga ciiday, iyadoo wax khiaaf ah uusan jirin bulshada ku dhaqan...
Maalinta koowaad ee ciida carafo ama ciidul Adxa ayaa maanta magaalada Muqdisho dadka ku dhaqan waxa ay u dabaal dagayaan...
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan...
Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xarunta safaarada ee Nairobi kulan kula qaatay agaasimayaasha...
Maamulka Degmada Dharkenley ee gobolka ayaa bilaabay olole nadaafadeed oo qashinka looga qaadayo xaafadaha degmada, iyagoo kaashanaya shacabka halkaasi ku...
Ururka Sahal oo ay ku mideysanyihiin gabdho Soomaaliyeed ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo gaarsiiyay 50 haween ah oo...
Maamulka degmada Shibis ayaa manta olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayo bilicda degmada ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho