Furitaanka Jaamacadda Abraar ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay agaasimaha guud ee wasaaradda...
Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaliyaha, Ra’isul wasaaraha dalka, gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, xubno ka tirsan labada gole ee dowlada Soomaliya, Saraakisha Ciidamada qalabka...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koofur Africa ayaa xalay casho sharaf u sameysay mudanayaal ka tirsan baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti. Casho...
Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka...
Roobab lagu diirsaday ayaa xalay waxaa ay ka da’een deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay ku jirto magaalada Beledweyne...
Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed u...
Ayadoo loo dabaal dagayo maalinta la sameeyay calanka Soomaaliya sanadkii 1954 tii oo ay kasoo wareegtay 61 sano, waxaa si...
Degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu soo bandhigay horjooge ka tirsan kooxda Shabaab oo lagu soo qabtay howlgal...
Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo maanta kormeer ku tagay qeybo ka mid ah...
Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud taliyaha ciidanka booliikska Soomaaliyeed oo safar shaqo ku maraya deegaannada maamul goboleedka Puntland ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho