Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay gacan wada-hadal u fidinayaan kooxda ka go’day ASWJ eek u sugan degmada Dhuusamareeb si...
Wasiirka gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa sheegay in gobollada Mudug iyo Galguduud ay ka...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa sheegtay in dhawaan la billaabi doono dhisidda maamulka Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, oo ka...
Safiirka Britain ee Soomaaliya Danjire Harriet Mathews oo shir jaraa’id saxaafadda ugu qabatay xarunta safaaradda ay ku leedahay Soomaaliya...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay...
Kulankani oo looga hadlayey dardar gelinta howlaha dib u eegista dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xarunta Villa...
Barnaamijkaan oo loogu magac daray Open Street "Waddo furan ayaa lagu qabtay xaafadda Soomaalidu ku badan tahay Bellville ee magaalada...
Muqdisho, 5 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho...
Jaamacadda SIU ayaa maanta u dirtay Jaamacadda Umu-durmaan ee dalka Sudan, kuwaasi oo tiradoodu gaarayso sagaal Arday, oo sanadkii ugu...
Tababarkaan oo Sare loogu qaadayo Aqoonta Agaasimayaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalka ayaa maata ka furmay magaalada Muqdisho...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho