Wafdi ay Hoggaaminayso Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta gaaray Dalka Kuwait halkaas oo ay uga...
Munasabad uu xilka ku wareejinayay Duqii hore ee Magaalada Boosaaso isla Markaana uu kula wareegayay Duqa Cusub ayaa lagu qabtay...
Maamulka Degmada Qansaxdheere ayaa sheegay in ay dib ugu soo laabanayaan Degmada Dadkii kabarakacay xilli ay soo hagaageeyso Xaaladda Amni...
Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka ayaa billaabay kulamo wadatashi ah oo lala Yeelanayo qeybaha kala duwan ee Bulshada, si ay u...
Howlgalladaan oo ahaa mid ballaaran ayaa ciidamada hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka waxa ay ka sameeyeen deegaannada Garas-baalley, km’13...
Muqdisho.04.10.2015. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa shaaciyay in uu jiro cinwaan...
Ugu yeraan 16 ruux ayaa ku geeriyootay dalka Faransiiska ka dib markii roobab dabeylo xoog leh wata ayaa ku dhuftay...
70 arday oo 20 kamid ah ay gabdho yihiin ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho loogu qabtay xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay...
Ciidamada Israa'iil ayaa u diiday dadka Falastiiniyiinta ah inay booqdaan bariga magaalada Qudus iyo Masjidk Al Aqsa. Xayiraadan ayaa la...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka Warbixiyay kulamo uu dalka Kenya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho