Dowladda Talyaaniga iyo hay’adda UNHCR ayaa magaalada Nairob ee xarunta dalka Kenya ku kala saxiixday heshiis lacageed oo ay Talyaaniga...
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq daawo ah gaarsiisay xarun Caafimaad oo ku taalla Deegaanka Golaleey ee degmada...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Sareeyo guuto Mukhtaar Xuseen Afrax oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa xalay kormeeray...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo xubno uu hogaaminayo ayaa maanta isbitaal Madiina ku booqday dadkii ku dhaawacmay...
Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynte ayaa ka qeyb galay qalab caafimaad...
Mas’uuliyiin ka socday hay’ado maxalli ah, aqoonyahanno, abwaanno Haween iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay...
Munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay Golaha Isutaga Jaamacadaha Somaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin inta badan...
Madaxweynaha Maamulka Koonufur galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa tilmaamay...
In ka badan 350 Arday oo ay ku jiraan qaar ka mid ah imaamyada Misaajida Waqooyiga Mareykanka ayaa la gudoon...
Waxaa dhaqdhaqaag xaga ganacsiga ah laga dareemayaa gudaha degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool tan iyo markii ciidamada qalabka sida...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Jeremy Konyndyk, Madaxweynaha Hay’adda...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hey'adda Refugees International (RI), oo...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho