Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa Shahaado Sharaf ku abaal marisay Warbaahinta Qaranka oo shaqo wanaagsan ka qabatay...
Howlgal ay fuliyeen Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo kaashanaya Hey’adaha ammaanka Caasimadda, ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9 Askari oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay danjiraha cusub ee Dowladda Maraykanka u fadhiya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo halyeeyadii naftooda u huray xornimada,...
Howlgal afjar ah oo ay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen deegaanka Cali-Cadhoole oo 33 KM waqooyi ka...
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed...
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali {Abuu Mansuur}, ayaa Magaalada Makkah ee Boqortooyada Sacuudiga uga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa maanta shixnado iskugu jira Teendhooyin, Marakaneecoyin iyo Daawooyin waxa ay u dirtay degaanka Buula...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay Safiiirka cusub ee dowladda Mareykanka...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...
Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho