Muqdisho, 26 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyska, ehellada iyo...
Taalada Daljirka Dahsoon degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa isugu yimaaday dadweyne aad u fara badan oo ku labisnay...
Ardyday Soomaaliyeed oo barashada cilmiga caafimaadka ka dhameystay jaamacada Makareeri University oo ku taala dalka Yugandha ayaa tiradoodi gaaraysa ku...
Dooddan oo halku dhigeedi uu ahaa sida dalka loo gaarsiin karo doorasho xor ah sanadka 2016, ayadoo ay ka qeyb...
Muqdisho, 26, June, 2015...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26,...
Maamulka degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu degmadaas ka sameeyay rashin qaybin iyadoo gudoomiyaha degmada uu dad gaaraya...
Muqdisho, June 26, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliska Ciidamadda X.D.S, ayaa tacsi tiiraanyo leh u...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada xafladdii caawa ee lagu qabtay Aqalka dowladda Hoose ee Xamar, oo...
Munaasabad lagu weynayay 55-guuradii ka soo wareegtay markii gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska ayaa caawa lagu qabtay...
Xalwooy waa habeenkii lixdankii xanaaqee Is xukuma la yiriyee xaqeennii ifiimee Waa xasuustii xorriyaddeennee Xadreeyoo madaxa lula Maxamed Suleymaan Tubeec,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho