Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Munaasabadan oo looga hadlayey sidii bulshada Soomaaliyed ee Qurba joogta ah iyo kuwa gudaha dalka ku nool ay ugu wada...
Addis Ababa, 14 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan...
In ka badan 100 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku oo ku jira xabsi ku yaalla dalka Libiya ayaa ka cabanaya xaalado...
Dhamaan umada somaliyeed ee muslimiinta ah waxa laga codsanayaa in ay soo caawiyaan Muna Cali Axmed oo ku nool magaalada...
Wasirka Cadaalada iyo Wasiirka Amniga oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka Asluubta iyo saraakiisha Asluubta ayaa maanta kormeerey xarunta taliska ciidanka,...
Wada hadaladii ku saabsanaa barnaamijka Nugliyeerka dalka Iran ayaa laga gaaray heshiis hor u dhac ah maanta oo Talaado ah,balse...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xaamuud ayaa maanta siminaar aqoon kororosi ah u furay saraakiil ka tirsan...
Addis Ababa, 14 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan...
Dowladda federaalka Soomaaliya oo sheegtay in rajo wanaagsan laga qabo dacwadda Dowladda ay ka gudbisay Kenya. Xeer Ilaaliyaha Guud ee...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho