Ugu yaraan shan qof ayaa dhimatay todoba kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeer ku tegay magaalada...
Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamanka Galmudug kulankiisa 9-aad oo ay soo xaadireen 47-Xildhibaan ayaa maanta waxaa shirgudoominayay Guddoomiye Cali Gacal Casir,...
Sida aad muuqalka sawiradan ku aragtan waa labo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab...
Qaraxan ismiidaaminta ah oo ka dhacay xaruunta Jaamacadii hore ee Kismaayo haatana ah xero lagu tababarayo ciidamada isku dhafka ah ...
Warbixinta Dib u eegista Hindise Sharciyeedka Hanti Dhowrka guud ee Qaranka waxaa Baarlamaanka keenay guddiga Maalliyadda ee Baarlamaanka, ayadoo guddoomiyaha...
Muqdisho 22. August.2015------Munaasabad uu xilka kula kala wareegayay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta lagu qabtay Xafiiska,...
Hay’ada Wadahadalka bulshada ee CCD ayaa maanta dhar u qeybisay Carruur horay darbijiif u ahaa oo hada lagu xanaaneeyo waxna...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarkii argagixisonimo ee saaka ka dhacay magaalada Kismayo, kaas oo ay ku...
Ugu yaraan 12 qof ayaa dhimatay tiro intaa ka badan waa ay dhaacmameen kaddib markii gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho