Muqdisho, 13 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka warbixiyey marxaladda uu dalku...
Ururka dhalinyarada gobalka Banaadir oo soo qaban qaabiyay munaasabada lagu xusayay maalinta dhalinyarada Aduunka ayaa waxaa lagu qabtay aqalka dowladda...
Kulankani oo ay ka soo qeyb galeen maamulka gobolka Banaadir guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka xubna ka socday mashruuca hiigsiga cusub ee...
Taliska ciidanka booliska ayaa maanta guryo ay dowladdu lahayd oo si sharci darro ah loo deganaa dib ugu soo celisay...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cabdulqaadir Sh. Cali Ibraahim (Baqdaadi) ayaa maanta furay dib u dhiska Masjidka Arbaca Rukun oo dhisan...
Kaddib markii ay soo ifbaxeen wararka sheegaya in mudanayaal ka tirsan baarlamanka ay mowshin ka keeneen madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney meel wanaagsan mareyso qorshaha soo xulista xubnaha golaha wasiirrada ee maamulkaasi. Afhayeenka maamulkaasi Mahad Xaashi...
Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaraddu qorsheyneyso dib u dhiska garoomadii ciyaaraha eek u...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa aad ugu dheeraaday ka hadalka kaalinta muuqata ee Dhallinyaradu...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, SRSG Nicholas Kay ayaa salaan aad u...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho