Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey Deegaanada Bacaadweyn,Margeeg, Daarasalaam, Cagaaran iyo magaalo...
Ururka Manhal Save vision oo ah ururka ugu weyn ee ey ku bahoobeen dhakhaatiirta indhaha dalka ayaa soo bandhigay mashruuc...
Muqdisho, 12 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Bankiga Dhexe...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin heer caalami ah ayaa maanta ka qayb galay Munabadaan ballaaran oo lagu maamuusayay maalinta...
Ujeedada furitaanka maktabadaan oo laga furay xaruumaha jaamacadda Soomaaliya ee kuyaalla Nawaaxiga Cismaan Geeddi Raage iyo 21 janaayo ee degmada...
Muqdisho, 12 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galey munaasabad ballaaran oo...
Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Booliska Jen, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xariga ka...
Sagaal qoys oo ka kooban 47 qof oo ka mid ahaa dad Soomaaliyeed oo ka soo Laabtay xeryaha Gobolka Waqooyi...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo gaaray magaalada Baardheere gobolka Gedo, ayaa halkaasi kulamo kula qaatay maamulka...
Munaasabad lagu weynaynayo maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada oo ay ka qeyb galeen Madaxda dowladda ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho....
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho