Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman Sidikou ayaa ku booriyay dhallinyarada Soomaaliyeed inay door fir-fircoon...
Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in ay ku howlantahay sidii dastuurka dalka loogu dar dargelin lahaa...
Mas’uuliyiinta iyo saraakiil ka tirsan dowladda ee gobolka Bakool ayaa soo geba gebeyeey socdaal ay ku marayeen qeybo ka mid...
Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah...
Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Turkiga Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa xalay si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada...
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ayaa ka qayb galay kulan lagu taageerayey maamulka loo sameynayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe kaas...
Marka hore waa in si hufan loo fahmo ururka PKK kaas dadka qaar ay fikir qaldan ka haystaan iyagoo ku...
Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda aadanaha ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Madaxa...
Kulanka su'allo weeydiinta oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa kasoo qeybgalay oo guddiga Difaaca ee Baarlamaanka...
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Mohamed Xuseen Odowaa ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka socday gudiga...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho