Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Cadaado kaga qeybgaley munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne...
MUNAASABADAN AY SOO QABAN QAABIYEEN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN WADANKA INGIRIISKA GAAR AHAAN MAGAALADA LONDON AYAA UJEEDKEEDU AHAA IN...
Tababarkani oo loo qabtay dhalinyaro kalkaaliyaaal caafimaad ah ayaa laga soo kala xulay MCH-yada degmooyinka gobolka Banaadir iyo qaar ka...
Cadaado, 23 Luuliyo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo...
Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abdiraslam Ahmed Caato, oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in Ra’iisul...
Muqdisho, July 23, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer...
Munaasabadda Caleema saarka madaxweyanaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed oo ka socota Magaalada Cadaado ayaa qeybta hore ee...
Machadka Hayaan oo ka mid ah macaahida ku yaal magaalada muqdisho ayaa maanta lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen ilaa...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Gen C/qaadir Sheekh Cali Diini oo qeyb ka ah mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa xafladda Caleema saarka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho