Wasiiro ka tirxan Xukuumadda Federaalka iyo Safiirka Dowladda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa ka qeybgalay daahfurka duulimaad Diyaaradda Air Jabuuti ay...
Shacabka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta si aad ah u soo dhaweeyey guulihii ay ciidamada...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay doorka Wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga uga...
Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid aha koxda shabaab ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku...
Gudmoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane XasanMaxamed Xusein "Muuungaab " ayaa caawa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada...
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Qasriga uu ka deganyahay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay diyaarad cusub oo ku soo biireysa diyaaradaha ganacsiga ee rakaabka ah islamarkaana...
Akhristayaal halkan waxaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Marwada Madaxweynaha Dalka Sahro Cumar Xasan oo xariga si rasmi ah maanta...
Kaddib markii ay soo ifbaxeen wararka sheegaya in mudanayaal ka tirsan baarlamanka ay mowshin ka keeneen madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Mogadishu,8/13/2015.. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho