Maleeshiyada Alshabaab wali kama daalin daadinta dhiigga dadka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed, oo ay sanadihii tagay oo dhan ku hayeen...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidammada qalabka sida ayaa sii daysay toddobo sarkaal oo u xirnaa qaraxii ka dhacay Hotelka SYL,...
Shir looga hadlayo ka hortagga gudniinka fircooniga oo ay ka qeyb galayaan masuuliyiin ka socoto dhowr wasaaradood ayaa maanta laga...
Deeq igu jirta Joodariyaal iyo Raashin ayaa loo qeybiyay qoysas isugu jira Soomali iyo Yemeniyiin dhawaan dib u dajin loogu...
Ra'isul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Saraakiil...
Muqdisho, 25, May, 2015…Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa caawa kulan la qaatay guddi...
Masuliyiintani ka tirsan maamulka galmudug oo ay wehliyeen wasiiro ka tirsan maamulka koofur Galbeed oo maalmahaan ku sugnaa magaalada galkacyo ayaa maanta...
Xaflad ballaaran oo lagu soo bandhigayay adeegyada baniga Premier ee Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay hoteelka City Palace ee magaalada...
Siminaarkani oo lagu baranayo casharo la xiriira dhibaatooyinka Qaadka ee dhinacyada caafimaadka iyo dhaqaalaha uu u leeyahay bulshada ayaa magaalad...
Ku dhawaad 20 dhallinyaro ah ayaa tabar lagu barayo caafimaadka waxa uu saaka uga furmayaa Degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud,...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...
The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...
The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho