Muqdisho, 25 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo...
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo dalka Kenya kula kulmay Madaxweynaha Kenya ayaa xusay in dowladda Mareykanka ay sii wadayso la...
Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa soo xaadiray 141 Xildhibaan, waxaana ajandaha ugu horeeya uu ahaa akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka...
Allaha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Xuseen Maxamuud Baantuu oo ka tirsanaa mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kooxo hubeysan...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay qeybaha bulshada ee degmada Cabudwaaq kuwaasi oo kala...
Muqdisho, July 25, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay dilkii arxan darada ahaa...
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ka fuliyay waddooyinka soo gala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo looga gol’leeyahay...
Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta kulankooda ugu horeeyay yeeshay ayaa loo qeybiyay dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug, si ay dib...
Kulan dhex maray wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga Mr Mevlüt Çavuşoğlu iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga mudane danjire Maxamed...
Mogadishu, 25 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho