Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Al-baabka hore ee Hotel Jazeera, kaasi oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo xubno la socday oo socdaal shaqo...
Muqdisho, July 26, 2015 - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye Cumar,...
Maamulka Degamda Warshiikh ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa ugu baaqay dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya tuulooyinka Muungaab iyo Gumaroow...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Mas’uuliyiinta mamulka Jubbaland ayaa...
Wasiirka Caafimaad Xukuumada Soomaaliya Xaawa Cabdi Maxamed ayaa maanta waxa ay kormeer ku sameysay Isbitaalka Wardi oo ku Yaala degmada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Kismaayo ee Xarunka Gobolka Jubada Hoose, isagoo...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay faa’iidada uu Amni ahaan dalka u leeyahay sharciga la Dagaallanka Argagixisada oo...
Madaxweeynaha dalka Mareeykanka Baraka Obama oo boqasho ku jooga dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyay dhibaatada kooxaha argagixisada ah ay...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho