Muqdisho, 9 August, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Isu soo bax lagu soo dhoweynaayay dhismaha maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay ka qeybgaleen boqolaal...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxa uu...
Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Arrimaha Bulshada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Aabi Aadan oo furitaankii kulanka ka hadlay ayaa tilmaamay...
Wasaaradda Owqaafta iyo Diinta ayaa tababar u qabatay qaar kamid ah culimaa’udiinta kaas oo ku saabsan waxa ay shareecada Islaamku...
Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo waraysi siiyay Idacadda Qaranka ayaa ka hadlay Tariikhda Qiimaha...
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee dhinaca Bay’ada ayaa maanta Tababar Horudhac ah u furay 30 qof oo loo diri...
Tartankaan oo qayb ka ahaa Barnaaamijka soo Noolayanta dhaqanka, Hidaha,farshaxanka iyo heesaha Hirgalay ayaa waxaa ku tartamay Afar Dhallinyaro oo...
Xafiiska QM Midoobay ee Soomaaliya ayaa Aad u soo dhaweeyay heshiiskii Shalay lagu saxiixay Magaalada Muqdisho taa soo lagu heshiiyay dhismaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay iska kaashadaan dib u dhiska dalka isla markaana waqtigaan laga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho