Ergeyga gaarka ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan bilashada barakeysan ee...
Heshiiskan ay kala saxiixdeen sedexda Jaamacadda Umadda iyo labada Jaamacadood ee yaalla Dalka K/Afrika ee kala ah Vaal iyo Vits...
Munaasabadda daah furka Faraca Global Somalia Diaspora (GSD) ayaa lagu qabtay magaaladda Melbourne ee Australia, waxaanna munaasabadda oo si heer...
Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay 4-dhagar qabe oo ahaa kooxdii saakay waabarigii weerarka naf la caarinimada ah ku...
Muqdisho, 18, June, 2015…..Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Axmed Jamac "Ilka Jiir" ayaa...
Ciidamada Ammaanka ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa fashiliyay isku day maleeshiyaadka argagaxisada UGUS ay ku doonayeen in...
Muqdisho, 17 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan bisha barakeysan ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah Xalay u furay...
Muqdisho, 17 June 2015:-Dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo deeq bixiyeyaasha ayaa soo dhaweeyay saxiixa lixda barnaamij ee wada-jirka ah...
Wasaradda Diinta iyo owqaafta ayaa caawa shaacisay in berri ay tahay Ramadaan, kaddib markii bisha laga arkay degmada Xudur ee...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho