Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis Maalinta SAbtida 25, bisha July 2015 waxaa dhacaya shirweynaha wada- tashiga iyo soo dhoweynta maamulka Dowlad Goboleedka...
Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Axmed Al-Hendaawi ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabisan arrimaha dhallinyarada ayaa...
Taliska ciidanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa ka jawaabay warar been abuur ah oo website-yada qaar ay ka qoreen ciidanka Ilaalada waddooyinka,...
Dilka dadka aan waxba galabsani waa dambi weyn, dadka muslimka ahina kumaba sii jiraan. Shareecada islaamku si weyn ayay diidday...
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan ciidamada dowladda Jabuuti iyo kuwa Ethiopia ayaa la...
Kulankan soo dhaweynta ah ee uu Maamulka Gobalka Banaadir u sameeyay xubnaha uu hogaaminayo Guddoomiyaha Barlamaanka Dowladda Galmudug Cali Gacal...
Ciidanka Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen inta u dhexeysa Ceelasha biyaha iyo Afgooye waxay kusoo...
Mamulka degmada dharkeenleey ayaa qalab Isboorti, mid nadaafadeed iyo mid Waxbarasho ka gudoomay mashruuca Danguud, iyadoo guddoomiyaha degmada dharkeenleeyna uu...
Kulankii Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu dhaariyay Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka oo dhawaan ay meel mariyeen xubnaha Golaha Shacabka....
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta ka qayb galay Munasabad lagu soo bandhigayay xarun cusub oo lagu Tababari doono...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho