Xafladan qalan jibinta ah oo ay ka soo qeybgaleen xubno ka socday golaha abwaanada Soomaaliyeed, maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda Soomaaliya,...
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta si kulul u cambaareeyay xarrigga Tifaftirihii iyo Agaasimihii Idaacada oo maamulka gobolka...
Howllgalo lagu xaqiijinaya Ammaanka ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada Maxaas ee Gobolka...
Kudhawaad 500 oo Dhallinyaro ka yimid Qaaradda Afrika ayaa Tababar ku saabsan Hogaaminta Wanaagsan waxa uu uga furmay dalka Maraykanka, iyadoo...
Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa ka waramay howlgallada ka socda deegaannada Gobolkaasi, iyadoo saraakiishu...
M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Md Xasan Shiikh Maxamuud ayaa caawa casho sharaf u sameeyay xubno ka socday baarlamaanka cusub ee...
Muqdisho, 18 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kumanaan shacab ah kula ciiday...
Munaasabad lagu weyneynayo ciidul Fitriga ayaa loo qabtay boqolaal carruur ah iyo Waalidiintooda oo si aad ah looga dareemayay Farxada...
Xafladaan lagaga dhawaaqay urur cusub oo ay ku mideysanyihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoon yahanno wax ku soo bartay Dalka Malaysia,...
Guddiga ka socday Dalada Waxbarashada ee FENPS ayaa maanta deeq lacag ah oo ay ugu talo galeeen dadka Soomaaliyeed ee...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho